Subscribers
10K-50K50K-100K100K-200K200K-500K500K-1M1M+2M+
-
Views/7days
10K+50K+100K+200K+500K+1M+
-
Super Chat
$5,000+$10,000+$50,000+
-
Live Viewers
1K+3K+5K+10K+20K+30K+
-
Last promotion
Past 7 daysPast 15 daysPast 30 daysPast 180 daysBefore past 30 days
Country
United StatesSouth KoreaJapanTaiwanIndonesiaViet NamIndia
Relevance
Views/7days5,011
Super Chat$27
Like/Views9.1%
Last Updated4 months ago

AJ & Fadna

Kusoo dhawoow channalka @aj&fadna oo ku soo biir channelkan hadii aad xiisayso qisoyinka aduunka kadhaca ama true crimes stories. Fadna waxay soo gudbisaa qisooyin kusaabsan dilka iyo dadka gacan kudhiigla ah. Sheekoyiin naxdin iyo murugo leh baad ka daawankartaa channelkan. Subscribe - like and share insh'allah. Mahadsanid somali qiso fadna somalia somaliland somali family somali prank dhacdooyinka aduunka qisooyin jaceyl dhacdooyinka aduunka ugu yaabka badan dhacdooyinka aduunka ugu yaabka badan 2020 qiso dhab ah hees qiso dhab ah qiso dhab ah oo dhacday dhacdooyinka aduunka 2020 qiso dhab ah oo diini ah somalia documentary somali family youtube somalia 2020 qiso cajiib ah qisooyin cajiib ah dhacdooyinka aduunka ugu xun somali music qisooyinka nabiyada naxdin
  • 249K subscribers,
  • 451 videos
Views/7days11,365
Like/Views6.8%
Last Updated3 months ago

ILEYS

Welcome to ILEYS CHANNEL Magaceygu waa IFIYE🤚 Barasha wanaagsan🙂✌️ Waxaan soo gudbiyaa Muuqaalo la xiriira dhanka: Qisooyinka, dhacdooyinka iyo macluumaad ku saabsan dunida aynu ku noolnahay. Fadlan Subscribe saar si aysan kuu dhaafin muuqaalada aan halkaan kusoo gudbiyo. For Copyright problems please contact me: iamifiye1@gmail.com MAHADSANIDIIN
  • 125K subscribers,
  • 398 videos
Views/7days19,848
Like/Views8.9%
Last Updated5 days ago

LoNe Poy

As salaam Aleikum ~ Waad ku mahadsan tahay soo booqashada channel keyga, Waxaan ka hadlaa arimaha jacaylka, talooyin xidhiidh ayaan bixiyaa, muuqaalo dhiiro gelin ahna waan soo sameeyaa. Enjoy my videos ✌😊 Subscribe If U liked my channel 👍
  • 212K subscribers,
  • 338 videos
Views/7days6,810
Like/Views8.8%
Last Updated7 days ago

Daarul Kheyr

Kusoo Dhawoow Kanaaalka Weyne Daarul Kheyr - Youtube.🎬📺 Daarul Kheyr Waa Channel Loogu Talo In uu soo Gudbiyo Muqaalada Wacdiga Ah, Iyo Inuu Ka Shaqeeyo Barnaajiyada Arimaha Bulshada iyo Kolba Marka Wixii Tagaan Ee Bulshada Muhiim u ah. Barnaamijyda Aan ka Shaqayno:- 1- Soo Gudbinta Wacdiga Culimada Somaaliyeed 2- Soo Gudbinta Barnaamiyada Arimaha Bulshada 3- Soo Gudbinta Barnamijyo ku Saabsan Arimaha Cafimaadka 4- Soo Gudbinta Casharada kitaabada Culimadu dhigaan Hadii Aad Nagu Cusub Tahay Subscribe Saar Si Aad Noqoto Qofka Ugu Horeeya Ee Ka Faaiidaysta Inshallah. Nagala Soo Xidhiidh Qaybaha kale Duwaan Hoos Ku Qoran. _______________________________ daarul.kheyr908@gmail.com 🔗 Facebook:- https://www.facebook.com/daarulkheyrtv 🔗Instagram:- https://www.instagram.com/daarul_khayr/ 🔗 Youtube:- https://www.youtube.com/c/DaarulKheyr 🔗 Tiktok:- https://www.tiktok.com/@daarulkheyr.tv F.G: Dhamaan Muqaalada Ku Jiro Channelka Waa lasii Isticmaali kara waxna waalaga Badali kara.
  • 575K subscribers,
  • 564 videos
Views/7days15,812
Like/Views3.6%
Last Updated7 days ago

Alnasiixa Media

‎ASALAMU CALAYKUM W.W. ALNASIIXA WAA CHANNEL DACAWI AH LAGU FIDIYO DURUUSTA, MUXAADARAATKA CULIMADA SOOMALIYEED, WALAALAHEYNANA WAXAAN KA FILEYNA IN EY NAGU CAAWIYAAN FIDINTA DACWADA EY Nala Wadaagaan Kheyrka SHARE, LIKE (الدال علي الخير كفاعله)‎ Jazakumu'Allah Kheyran (Qof walibo oo ka Qeyb Qaatay fidinta channelka)
  • 369K subscribers,
  • 1.5K videos
Views/7days2,370
Like/Views5.9%
Last Updateda month ago

Nurul Islam

NURUL ISLAM ┇نورالاسلام
  • 294K subscribers,
  • 1.1K videos
Views/7days1,946
Like/Views2.8%
Last Updated2 days ago

DHIIRIGELIYE

  • 395K subscribers,
  • 617 videos
Views/7days10,303
Like/Views8.6%
Last Updated9 days ago

Suldaan Media

Asc. Waa Siyaad oo indinku soo dhawaynaayaa Suldaan media oo ah channel idiin soo gudbiya mawduucyo wacyigalin iyo baraarujin u badan. Waxanu mar walba ku dedaalynaa inanu soo gudbino muuqaalo xul ah oo aad looga soo shaqeeyey wakhtina lagu bixiyey in muhiimada lagu soo koobo. Saacadaha aanu soo gudbino muuqalada waxay kala yihiin 8.00PM/01.30pm/05.30pm waa saacada bariga africa inta badan muuqalada waxanu soo galinaa usbuucii 2 ilaa 3 jeer. Hadafka anu leenahay waa inanu kor u qaadno wacyiga bulshada nagu xidhan anagoo mar walba ku dedaali doona inaanu soo gudbnimo mawduucyo lasoo xulay oo ku aadan xaalada taagan sidoo kale aad looga shaqeeyey farsamo ahaan. Mustaqbalka waxan rajo ka qabna inanu soo kordhin doono barnaamijyo kale oo xiiso badan oo dadka anfaci doona. Ugu Danbayn Waxan u naqaynaa bulsho waynta nagu xidhan meel walbo oo ay caalmaka ka joogaan. Ciwaanka aad nagala soo xidhiidhi kartaan: alhaajiahmet@yahoo.com
  • 325K subscribers,
  • 209 videos
Views/7days4,394
Like/Views2.7%
Last Updated3 days ago

Eegmada

Hi 👋 I'm Eegmada, a Video creator. With years of experience in content creation and digital tools, I am passionate about using my creativity and expertise to produce engaging and informative content that resonates with my audience. Whether I am writing blog posts or creating videos, my goal is to provide value to my followers and help them achieve their goals. Copyright © eegmada™ 2024
  • 153K subscribers,
  • 69 videos
Views/7days30,970
Like/Views2.3%
Last Updated2 months ago

Jiil Media

𝗛𝗮𝗹-𝗮𝗯𝘂𝘂𝗿. 𝗗𝗵𝗶𝗶𝗿𝗶𝗴𝗮𝗹𝗶𝗻. 𝗠𝗮𝗱𝗮𝗱𝗮𝗮𝗹𝗼.
  • 207K subscribers,
  • 654 videos
Views/7days10,470
Like/Views6.9%
Last Updated2 months ago

Ogaal cusub

Asc So dhowow! Waxad ka heleysaa chanelkenan Dhacdooyin,warar,qisooyin,warbixino iyo macluumaad Waxad nagala so xidhiidhi krataa Intagram:Ogaal_cusub
  • 300K subscribers,
  • 465 videos
Views/7days34,810
Like/Views10.4%
Last Updated4 days ago

Ayaan Gobdoon

Kusoo dhawow chanelkayga Ayaan gobdoon Chanelkan waxaan ku soo bandhigaa qisooyinka ugu saamaynta badan ee lagu cibro qaadan karo. Wixii talo iyo tusaale ah waad ila soo wadaagi kartaaa waxaadna fariimaha iigu soodiri kartaa bartayda Facebook, Instagram linkiga kudhufo, waan kuusoo jawaabi doonaa welcome
  • 207K subscribers,
  • 928 videos
Views/7days14,140
Like/Views12.3%
Last Updated7 days ago

Aslah Aba Safi

WAXAAD IKALA SOO XARIIRI KARTAAN TALEEFAN WHATSAPP:00393510470410
  • 207K subscribers,
  • 973 videos
Views/7days695
Like/Views6.7%
Last Updated2 days ago

Dabiib

Dabiib is a digital media platform that produces diverse and engaging content, such as adventurous escapades, tasty dishes, and spiritual wanderings. It was founded by Guled Gurey, a Somali Muslim Youtuber and scholar who also delivers thought-provoking Islamic lectures on his YouTube channel. Dabiib Media has a presence on various social media platforms, such as Facebook, Instagram, Twitter, and TikTok. Dabiib aims to inspire, educate, and entertain its audience with its unique and diverse content. Source: Conversation with Bing, 18/01/2024 (1) About - Dabiib. https://guledgurey.com/about-guled-gurey/. (2) Dabiib - YouTube. https://www.youtube.com/channel/UCA4r3IvjGSyFQujKc9FYgWA. (3) Dabiib Media - YouTube. https://www.youtube.com/c/GuledGureyOfficial/channels. Follow Dabiib: Facebook: https://shorturl.at/msPW8 Instagram: https://shorturl.at/bL159 If you would like to contact me for business inquiries, please feel free to send me an email at [ dabiib2024@gmail.com ].
  • 228K subscribers,
  • 218 videos
Views/7days9,913
Like/Views2.6%
Last Updated10 days ago

Sheeko Yar Official

Ku soo dhawow kanaalka Sheeko Yar Official, hoyga murtida, fanka iyo madadaalada. Dhamaan aqayaarta daawaneeyso Sheeko Yar Official Youtube Channel. Waxaan soo galin doonaa sheekooyin wax tar u ah bulshada iyo sheekoyin qosol iyo madadaalo leh iyo heeso. YouTubekaan waxaa uu ka madax banaan yahay siyaasad caay iyo wixii lamid ah. Dhamaan dawadayaasheena waxaan ka codsaneeynaa wixii dhaliil ah waad noo sheegi kartaan. SUBSCRIBE hanaga iloobin gambaleelkana raaci. ✔ Heeso Cusub ✔ Riwaaayado ✔ Warar Xaqiiqa ah ✔ Madadaalo ❤SHEEKO YAR OFFICIAL Like✅ Share✅ Comment✅ and SUBSCRIBE✅ Contact / Kala Xiriir Sheeko Yar Official: +252614274162 (Muqdisho, Somalia) +447774486671 (Manchester, UK)
  • 317K subscribers,
  • 2.5K videos
Views/7days5,471
Like/Views6.3%
Last Updated5 days ago

BARASHO

Asalaamu caleykum Kusoo Dhawada Kanaalka Barasho Kanaalka Ujeedkiisu waa in aan ku soo gudbino waxyaabo dadka anfaacayo Himiladooduduna kor uqaadayo Waxaad nagala soo Xiriiri kartaa Email:- Khalid8abdurashid@gmail.com Facebook:- Khalid Abdurashid
  • 164K subscribers,
  • 159 videos
Views/7days16,497
Like/Views10.7%
Last Updated4 days ago

Fartun Happy

Welcome to our family Together we stand strong 💪 Facebook:: ina abuukar Instagram:: fartun_happy_family Snapchat::: Nahla ina abuukar Thank you for joining our family
  • 282K subscribers,
  • 1.4K videos
Views/7days27,856
Like/Views7.8%
Last Updated4 days ago

Abdihaliim Ali

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته.✋ أولا إسمي عبد الحليم على / Cabdixaliim Cali Aniga Waxaan Ahay Abdihaliim Ali Waan Aqaan Xalaasha iyo Xaaraanta Wanaag Wax Madhibo Xumaane Mafiicno Wixii Xayeesiin ah igala Sooxarir business email AbdihaliimAlli@gmail.com
  • 405K subscribers,
  • 165 videos
Like/Views6.6%
Last Updated4 months ago

Somali New Entertainment

Welcome to our channel Somali New Entertainment production music video and audio
  • 288K subscribers,
  • 975 videos
Views/7days1,000
Like/Views1%
Last Updated4 days ago