About 13 channels for "barashada quraanka"

Searched among 17,103,029 Youtube Channels in global.
Subscribers
10K-50K50K-100K100K-200K200K-500K500K-1M1M+2M+
-
Views/7days
10K+50K+100K+200K+500K+1M+
-
Super Chat
$5,000+$10,000+$50,000+
-
Live Viewers
1K+3K+5K+10K+20K+30K+
-
Last promotion
Past 7 daysPast 15 daysPast 30 daysPast 180 daysBefore past 30 days
Country
United StatesSouth KoreaJapanTaiwanIndonesiaViet NamIndia
Relevance
Views/7days4,138
Super Chat$27
Like/Views9.9%
Last Updated3 months ago

machadka Ibnu Qayim al jowziyah

Machadka Ibnu Qayim waa machad lagu barto daraasaadka diiniga ah iyo culuumta sharciga iyado loo marayo manhaj tayeysan iyo nidaam academy ah oo isku dheeli tiran, ey dhigayaan macalimiin aqoon iyo khibrad sare leh . Qeybaha machadka :- 1) Qeybta barashada quraanka kariimka Ey hoos imaanayaan : a) Qeybta barashada tasxiixa quranka karimka b) Qeybta xifdinta quranka kariimka c) Qeybta kutubta quraanka tajwiidka. 2) Qeybta barashada culuumta shareecada: Uu ardayga ku dhigayo funuunta kala duwan e culuumta shareecada uu ardayga ku helayo shahaado dugsi sare  . 3) Qeybta barashada luqada carabiga . 4) Qeybta xanaanada caruurta : Oo Lagu barayo: a) tarbiyada islaamka b) Aqrinta iyo qorida c) Quraanka kariimka d) Culuumta asaasiga ah . Machadka waxa la dhigta shanta malin ( sabti- arbaco ) iyo khamis & jimco. Machadka wuxu ku yaala muqdisho gaar agagaarka isgoyska baar ubax . Wixi faafahin inta dheer nagala so xiririir : 0615277199 Ibnuqayim93@gmail.com
  • 1.2K subscribers,
  • 0 videos

H

Barashada iyo Ahmiyada Quraanka li Sheikh Osman Madad
  • 1.2K subscribers,
  • 0 videos

Mama simra channel

Fadlan hadad naso booqato subscribe bell Kane furo waxaad naka heleysaa vlogs, aflaan, news, wacyi galin maxaadaroyin, iyo waxyabo kale oo badan Please if you visit us subscribe our channel
  • 1.7K subscribers,
  • 0 videos

Abdi Kani geele

WELCOME TO MY CHANEL ASC   Walaalayaal waxaan idinka codsanaynaa in aad ka Qayb qaadataan horumarka chanalkayaga   Abdi kani geele oo aan ku soo gudbiyo   dacwada, muxaadarooyinka, Qisooyinka, iyo waliba dhiirigalinta    ✅️ subscribe saar 📨 share garee si khayrku u faafo 👍Like saar ⌨️Comment noo reeb Hadaadan chanalkan subscribe u ahayn  Fadlan ✅️subscribe garee Si khayrka  aan ku soo gaarsiiyo  Mahadsanid 100%
  • 3.1K subscribers,
  • 0 videos

MACHADKA AL IQRAA

Machadka Barashada Qur’aanka kariimka ee AL-Iqraa Machadka Al iqraa ee darsadka quraanka waxaa loo aas aasay Sara uqaadida Heerka Xifdinta quraanka karimka Iyo ku dhawaqidiisa saxda ah iyo inuu ka kaafiyo guud ahaan bulsha weynta Soomaaliyeed wax walba oo la Xiriira quraanka kariimka iyo culumtiisa machadka Al iqraa kabaro: * Xifdiga Quraanka * Sixida Carabka *Farbarka * 10 Qiro machadka Al iqraa sidoo kale waxaa ka helee: ** ijaazada 10ka qiro * ijaazada jazariyaha & tuxfaha qofka xifdiyaa
  • 2K subscribers,
  • 0 videos

Macalin Ciise Sudeysi

Asc Kusoo dhawaada YouTube_ka Macalin Ciise Sudeysi Waxuu kusoo gudbinayaa channelka muuqaali Ku xiiso gilinayo Kuwaas oo isugu jira diini iyo wacyigilin Fadlan hadii aad ku cusubtahay channelka macaalin ciise sudeysi Subscribe saari Furana gambaleelka si ay kusoo gaaraan muqaalada cusub aan halkan kusoo gudbiyo markasta siina share_gareey Oo gaarsii walaalaha kale jecel khayrka iyo Horumarka Mahadsnidiin . Waxii FaahFaahin ah : Call whatsapp 252615119112 👈🏼
  • 2K subscribers,
  • 0 videos

IMAM NAWAWI

Casharkii iyo Sheikh Jamac M/Ali Ee Barshada Luqada #arabic تعلم اللغة العربية في مكتبة الإمام النووي التي سيعلمها الشيخ جمعة معلم علي ✔please ✔Subscribe and ✔like and ✔Share thanks All
  • 1.5K subscribers,
  • 0 videos

Somali Wacdi Tube

Kala soco halkan muxaadarooyin kala duwan insha allah
  • 4.1K subscribers,
  • 0 videos

Quran 114

Alle ha inaga yeelo kuwa ku anfaca iyo ubadkeena Hadafkayga waxawaaya inaan kanaalkan sameeyo waa Xaaytahay in carruurta yaryari si sax ah u bartaan ku dhawaaqida kelmad kasta sida saxda ah inshaAllah.
  • 3.5K subscribers,
  • 0 videos

MASJID AL-HUDAA KABIIR

Waxa aad ka baran kartaa chanalkan dhamaan culuumta kala duwan ee ka baxa Masjidka Al-Hudaa ee Jabuuti, sida Tafsiirka Quraanka, Axaadiista, Fiqiga iyo wixii la dhigma oo uu inoo soo jeediyo badanaa Allaha ka abaal mariyee Sheekh Cabdilaahi Nuux
  • 5.5K subscribers,
  • 0 videos

African Islamic Media

Africa Islamic Media waa kanaal idiin soo bandhiga duruusta kala duwan ee Islaamka iyo Danaha Guud ee Ummadda. Waxaad ka heli kartaan muxaadarooyin iyo casharo ku saabsan barashada Quraanka iyo Sunada Nebigeena SCW. Waxaad kale oo ka heli karaa duruus ku saabsan su'aalo iyo jawaabo kuu fududaynaaya fahamka guud ee cibaadada iyo camalkaaga Aakhiro iyo aduunka. Ha ilaawin in aad ku samayso subscribe, faalo ka bixiso oo aad share garayso. This channel will enable you to learn the Islam and its fundamentals. You find here all lectures of Somali Language, English Language, Arabic Language and Swahilli Language etc. Please do not forget to subscribe and comment to give us your feedback.
  • 13K subscribers,
  • 0 videos