Subscribers
10K-50K50K-100K100K-200K200K-500K500K-1M1M+2M+
-
Views/7days
10K+50K+100K+200K+500K+1M+
-
Super Chat
$5,000+$10,000+$50,000+
-
Live Viewers
1K+3K+5K+10K+20K+30K+
-
Last promotion
Past 7 daysPast 15 daysPast 30 daysPast 180 daysBefore past 30 days
Country
United StatesSouth KoreaJapanTaiwanIndonesiaViet NamIndia
Relevance

Lii Caato Officiall

Lii Caato is a Somali comedian and video creator. He is best known for short funny videos on Facebook and YouTube. Please share the videos to spread happiness and love. Welcome Asxaabta halkaan waxaan idinku ku soo bandgi doona Muqaalo idin xiisa galiya, si aad noola socotaan Subscribe dheh Chanelkeyna Lii Caato.
  • 795K subscribers,
  • 349 videos
Like/Views7.6%
Last Updated7 months ago

waxkabaro Online College

Hanaanka waxbasharada Onlineka ah oo ay bulshadu maanta u guurtay waxay keentay inuu qofku waayo Manhaj taysan, waxkabaro online collage waxaan mudo kusoo gudajirnay dhisida nidaam fudud oo ay ardadu la falgali karaan una sahlaya barashada luqada english ka. Waxaan diyaarinay manhaj caalami ah oo ardada hagaya anaguna aan kula xisaabtameyno. Inta daraasadu ay socoto arday walba waxaa loo sameynayaa mid la mataan ah oo ay si joogta u wada practice gareeyaan. Si dhamaadka course loo hubiyo in qof walibaaba ugu hadli karo Luqada si hufan Adigo ku qancin hanaakeena waxbarashada lacagta bisha lagu ma weydin doono. Tan waa wadii aan kalsoonida uga helnay ardadeena. Adiguna isla wadaan ayaad raaci kartaa. Soo booqo waxkabaro.com ama kala soo dag appka Waxkabaro college playstore iyo appstore. Marka laga soo tago barista iyo hanaanka wanaagsan ee wax aan u bixino, waxaan aad uga taxadarinaa qeybteena adeega macamiisha iyo u adeegida ardayda
  • 71K subscribers,
  • 274 videos
Views/7days222
Like/Views6.1%
Last Updated13 days ago

Alibaashi

Madoneysaa inaad ku barato xisaabta si fudud, kuna baratid luuqadaada hooyo? Jawabta hadey haa tahay, hadaba igala soco bogaan oo an idinku so gudbin doono xisaab si sahlan looga soo shaqeeyay. Waxana idin so diyaariyay anigoo ah Cali Maxamed Cisman (Calibashi) Insha Allah Isbuuci waxan soo dhigi donaa laba video oo ku sabsan xisaabta. hadii aad su´aal in aad i weysiso rabto fadlan e-mail ii soo dir : aliosesse@gmail.com
  • 14K subscribers,
  • 0 videos

MUUJIS TV

Blz sbscrbe dheh lacak kaama baxesee
  • 13K subscribers,
  • 87 videos
Like/Views2%
Last Updated3 years ago