Subscribers
10K-50K50K-100K100K-200K200K-500K500K-1M1M+2M+
-
Views/7days
10K+50K+100K+200K+500K+1M+
-
Super Chat
$5,000+$10,000+$50,000+
-
Live Viewers
1K+3K+5K+10K+20K+30K+
-
Last promotion
Past 7 daysPast 15 daysPast 30 daysPast 180 daysBefore past 30 days
Country
United StatesSouth KoreaJapanTaiwanIndonesiaViet NamIndia
Relevance

HORUFADHI MEDIA TV

HORUFADHIMEDIA is the Somali's longest serving YouTube News Network. We bring you compelling news stories everyday. ▨ Subscribe to Horufadhimedia: https://www.youtube.com/user/Horufadhi ▨ Contact us on FB : Salman Hashi : https://www.facebook.com/Horufadhionline or Eng Yassin : https://www.facebook.com/eng1960 , ▨ Bahda Horufadhimedia Waxay maalinwalba soo tebisaa wararka caalamka islamarkaana ku turjuman luuqada soomaaliga Taasoo ujeedku yahay in dadka soomaaliyeed laga haqabtiro wararka caalamka & siyaasadaha is bedbedalaya oo ay si fudud ku fahmikaraan ulana socon karaan , Hadaad Nagu cusubtahay nagu soo biir oo taabo Meesha ay kuqorantahay 'Subscribe' si aad maalinwalba uhesho Wararka cusub ee Channelkan kabaxa,
  • 595K subscribers,
  • 6.4K videos
Like/Views5.2%
Last Updated3 months ago

Dooya Dheer Media

Kusoo Dhawaada Channelkeena Dooya Deer Kalana Soco Wararkii Udanbeeyey Dhamaan Dhulka Somalida Iyo Guud Ahaanba Caalmka. Dhacdooyinka Gaarka Ah Iyo Afaaraha Ku taxaluqa Aadamaha intaba wixii Alle Na Karansiiyo
  • 162K subscribers,
  • 5.3K videos
Views/7days5,033
Like/Views1.6%
Last Updated5 days ago

Xulashada Wararka

Xulashada Wararka waa Channel mar waliba diyaar idiin la ah Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka. Ku xirnow oo la soco waqti walba Warar cusub oo ay idiin soo gudbinayaan Wariyeyaal xirfad leh. Si aad ula socoto Wararkeena Fadlan Subscribe dheh Xulashada Wararka.
  • 130K subscribers,
  • 2.8K videos
Views/7days1,805
Like/Views2.6%
Last Updateda day ago

Horn Cable Tv

#HORNSAT #HCTV KALA SOCO HCTV KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV
  • 1.1M subscribers,
  • 48K videos
Views/7days10,379
Like/Views1.7%
Last Updated17 days ago

Wararka Samakaab TV

Xogta Wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya & Caalamka
  • 132K subscribers,
  • 2.5K videos
Views/7days140
Like/Views1.1%
Last Updated2 months ago

Wariye News

Wariye News Waa warbaahinta u taagan tabinta Wararka iyo dhacdooyinka Dunida oo ku salaysayn xaqiiqo iyo sugnaansho ilaa xad inta aan awoodno fadlan nagu xidhnow. | Wariye News is a media outlet which covers news and events around the world based on facts and accuracy as long as we can. Please join us. Facebook: https://www.facebook.com/Wariyenews kala Soco Wariye News -Wararkii ugu dambeeyey -Wararka Somalida -Wararka Caalamka -Xogaha gaarka ah -Dhacdooyinka Maalinlaha ah ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks
  • 112K subscribers,
  • 514 videos
Views/7days5,700
Like/Views2.4%
Last Updated6 days ago

Halhays Media

Welcome To our Channel. Hal Hays Media waxaad ka heli doonta Wararkii udanbeeyay, Barnaamijyo Xiiso leh, Qisooyin Cajiiba iyo Muuqaalo ku xiiso galiya. Waxaa noo sharafa inaad nagu soo biirto hadaad nagu cusub tahay adigo oo taabanaya Subscribe. Mahadsanid. Fadlan naga soowac What's up Number. +628577470284 Sha allh
  • 224K subscribers,
  • 2.2K videos
Views/7days558
Like/Views1.8%
Last Updated15 days ago

Wardheer Media Tv

Wardheer Media waa hoyga wararkii u danbeeyay somaliya iyo geeska AfrikaFadlan waxii talo iyo Tusaale ama cabasho ah noogu soo gudbi Numberkan hoose 00254703281301
  • 157K subscribers,
  • 2.7K videos
Views/7days4,323
Like/Views3.2%
Last Updated20 days ago

Dunida Ciyaaraha Tube

Dunida Ciyaaraha Waa Shabakad utaagan Sidii ay dhalinyarada Soomaaliyeed uga haqabtiri laheyd wararka ciyaaraha,. Waxaad ka daawan kartaa Falanqeynta Ciyaaraha kulankasta oo dhaca, Taariikhaha Isbooriga, Xaqiiqooyinka Xidigaha, Wararkii ugu dambeeyey ee Dunida Sportiga & Dhamaan Wixii quseeya Isboortiga Hamoogaanin inaad ku Xirnaatid Dunida Ciyaaraha Tube. Kala Xiriir Cinwaanada Hoos ka Muuqda https://www.youtube.com/channel/UCju66vyvYuY5ydjAtuwNDrA
  • 432K subscribers,
  • 7.5K videos
Views/7days4,780
Super Chat$0.7
Like/Views14.1%
Last Updated5 months ago

Anfac Media

Kusoo Biir Warbaahinteenna Anfac Media Kalana Soco Wararkii Udanbeeyey Dhulka Somalida iyo caalamkaba Marwalba Iyo Waqtikasta Nagalasoo Xiriit Emeelkeekan shamiismx@gmail.com
  • 188K subscribers,
  • 4.6K videos
Views/7days14,398
Like/Views1.7%
Last Updated5 months ago

HORUFADHI TV

Horufadhi Media Group
  • 256K subscribers,
  • 2.9K videos
Views/7days30,895
Like/Views7.4%
Last Updateda month ago

Arabsiyo News

Arabsiyo News Kala Soco Wararkii ugu Dambeeyey Ee Somaliland, Degaanada Soomaalidu Degto Iyo Dunida Dacaladeedaba . Sidoo kale waxaad Nagala Socon Kartaan Mareegta Arabsiyonews.com
  • 155K subscribers,
  • 5.2K videos
Views/7days15,349
Like/Views4%
Last Updated5 months ago

Dhamays Media Production

DHAMAYS MEDIA PRO is one of the largest media companies in Somaliland. We provide media services such as video, audio, and image production for businesses and consumers. We also are focused on reporting the latest news from Somaliland. You can see our latest news headlines in www.dhamaysnews.com. DHAMAYS MEDIA PRO Waa Warbaahin Heer Caalamiya, waxaanad kala socon kartaan warar, dhacdooyin xiisa badan, Barnaamijyo Tayo leh, Xayeysiisyo, Waraysiyo ku saabsan Taariikhda Siyaasadeed Ee 1960 ilaa wakhtigan Somaliland iyo Somaliya,
  • 100K subscribers,
  • 2.2K videos
Views/7days7,519
Like/Views1.8%
Last Updated2 months ago

Galsan TV

ku soo dhawaada Chanalkeenna Galsan Tv, waxaan idin soo gudbin doona wararkii ugu dambeeyayay ee caalamka.
  • 38K subscribers,
  • 279 videos
Views/7days1,107
Like/Views3.8%
Last Updated18 days ago

CCBTV

CCBTV Somali kala soco wararkii ugu dambeeyey iyo siyaasadda Soomaaliya, Africa, Mareykanka yo dunida. Soo boogo
  • 12K subscribers,
  • 990 videos
Like/Views1.1%
Last Updated14 days ago

Qaamuus

QAAMUUS Waa Kanaal Kaa Haqab Tiri Doona Xogaha Qarsoon Ee Dunida, Taariikhda Soomaalida iyo Warbixinno Xiiso Leh iyo Xaqiiqooyinka Guud Ahaan Dunida. Waa Kanaal Xog-baahineed Oo Soo Faqi Doona Xogaha Bulshadu U Baahantahay. Subscribe-saar si muuqaallada ugu dambeeyey kuu soo gaadhaan oo nagu soo biir.
  • 158K subscribers,
  • 522 videos
Views/7days2,742
Like/Views5.6%
Last Updated2 days ago

VOA Somali

VOA Somali, waa qeybta luuqadda Af-Soomaaliga ee Voice of America (VOA). Waa warbaahinta caalamiga ah ee dowladda Mareykanka, oo warar iyo akhbaaraad ku bixisa 40 luuqadood, ayada oo toddobaad kasta gaarta 236.8 oo qof. VOA Somali waxay baahisaa macluumaad isugu jira warar, warbixino, wareyso, madadaallo, iyo barnaamijyo gaar ah. VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida caalamka. Barnaamijeyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada. Barnaamijyadeena waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij taleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka iyo Arrimaha Islaamka.
  • 477K subscribers,
  • 3K videos
Views/7days13,504
Like/Views2.3%
Last Updated12 days ago

Warqaad TV

WarqaadTV is part of the Warqaad Group Network, which includes websites, TV, Youtube and Facebook and We provide you the everyday news from Somalia and World , including national politics, diplomacy, economy, trade and social issues. Please Subscribe to our channels WarqaadTube and WarqaadTV and Like our facebook page WarqaadPress to get latest Somali News videos. Thank you WarqaadTube waa qeyb ka mid ah Shabakadda Warqaad Media Group oo isugu jir Website, TV, Youtube iyo Facebook Page Hadaba Subscribe dheh WarqaadTube iyo WarqaadTV, sidoo kale Like saar Warqaadpress qeybtiisa Facebook oo aan sidoo kale Wararka kusoo gudbin Mahadsanidiin
  • 266K subscribers,
  • 2.9K videos
Views/7days20,395
Like/Views2.5%
Last Updated2 days ago

Hage Media

#HageMedia Waxuu diyaar u yahay in uu idin soo Gudbiyo Warar Xaqiiqo ah oo Soomaalida iyo guud ahaan Caalamka ku saabsan, si aad ula socoto Wararkaasi Fadlan Subscribe dheh oo nagu soo biir adigoo Mahadsan. #WararkaMaanta #WararkaSomalida #Somali #Somalia
  • 227K subscribers,
  • 3.5K videos
Views/7days17,889
Like/Views2.2%
Last Updated4 days ago

Iftiin somali tv

Iftiin tv Waxaad Kahelaysaa Wararkii ugu Dambeeyay Geyiga Somaalida iyo Caalamka sidoo kale Waxaad Ka helaysaa Barnaamijyo Xiiso Leh Sida Diiniga Arimaha Bulshada Maaweelada Caruurta Fanka iyo Sugaanta. Ku Xidhnow Iftiin tv
  • 6.4K subscribers,
  • 4K videos
Like/Views2.4%
Last Updated3 days ago