Subscribers
10K-50K50K-100K100K-200K200K-500K500K-1M1M+2M+
-
Views/7days
10K+50K+100K+200K+500K+1M+
-
Super Chat
$5,000+$10,000+$50,000+
-
Live Viewers
1K+3K+5K+10K+20K+30K+
-
Last promotion
Past 7 daysPast 15 daysPast 30 daysPast 180 daysBefore past 30 days
Country
United StatesSouth KoreaJapanTaiwanIndonesiaViet NamIndia
Relevance

Wacdi media

Ku Xasili Qalbigaaga Kuna Xasuuso In Tan ay gabo Gabo Tay Malaalina laga Qaban Doono _Wacdiga Qiimaha Badan Ee Culimada Ku soo dhawaaw kanaalka Wacdi Media Khayr ka Faafi ○Nabigu wuxu Inagula Dardaaramay Waxad Naftaada la Jeceshay Inaad Walalkana la jeclato °Marka walaalkayow Share Garee wacdiga Qiimaha Badan eynu soo galino □Like garee Muuqalada Culimada Liketu waa suuro galinaysa In wacdigu dad badan gaadho ><Kanaalkana Subascribe noo saar 《♡◇》MAHADSANID
  • 7.7K subscribers,
  • 358 videos
Like/Views3.3%
Last Updateda month ago

Sheekh Maxamuud Shibli

Kusoo dhawoow Channelka rasmiga ee Sheekh Dr. Maxamuud Shibli. Halkan waxaad ka daawataa: Duruus diini ah, Muxaadaooyin qiima leh, Bandhigyo cilmiyeed, Khudbooyin taabasha leh, Su'aalo iyo Jawaabo iyo sidoo kale Baraamij gaar ah oo xiisa leh. قل هذه سبيلي أدعو إلى الله على بصيرة فسئلو أهل الذكر إن كنتم لا تعلمون Halkan su'aalaha aad qabtiin ku soo dira: weydiishibli1440@gmail.com Faafi khayrka lana wadaag walaalahaaga muslimka ah. Mahadsanid.
  • 204K subscribers,
  • 2.6K videos
Views/7days471
Like/Views6.5%
Last Updated11 days ago

Maktabadda Alxusayni

Alxusayni Islamic Stereo And Book Shop
  • 105K subscribers,
  • 1K videos
Like/Views3.2%
Last Updated4 months ago

Abubakar Mohammed

Abubakar Mohammed (Somali: Abubakar Maxamed) is a Somali Motivational speaker, author, preacher and a life-coach from the Netherlands. Along with his older brother Omar Mohammed, he became famous through online motivational speeches and short text reminders. He published his first book Ku Raaxayso Noloshaada (Enjoy Your Life) in 2019, which was a great success within Somali communities worldwide.
  • 269K subscribers,
  • 1.1K videos
Views/7days23,345
Super Chat$27
Like/Views9.4%
Last Updated23 days ago

WACDI Islamic Channel

.” As-Salaam-Alaikum walalkay / walaashay waad ku mahad santahay booqashadaada WACDI Islamic Channel. waxaad ka heli kartaan dhamaan muxaadirooyinka kala duwan oo diiniga ah afsomali ah #FADLAN :#Like #share #subscriber si aad ula socotid khayrka #wacdi JazakAllahu Khair
  • 69K subscribers,
  • 1K videos
Views/7days4,305
Like/Views6.1%
Last Updated3 months ago

Alnasiixa Media

‎ASALAMU CALAYKUM W.W. ALNASIIXA WAA CHANNEL DACAWI AH LAGU FIDIYO DURUUSTA, MUXAADARAATKA CULIMADA SOOMALIYEED, WALAALAHEYNANA WAXAAN KA FILEYNA IN EY NAGU CAAWIYAAN FIDINTA DACWADA EY Nala Wadaagaan Kheyrka SHARE, LIKE (الدال علي الخير كفاعله)‎ Jazakumu'Allah Kheyran (Qof walibo oo ka Qeyb Qaatay fidinta channelka)
  • 369K subscribers,
  • 1.5K videos
Views/7days2,370
Like/Views5.9%
Last Updated24 days ago

Fartun Duvet girl

Thanks for watching my channel!! For Business and Branding/PR fartunoibrahim@gmail.com DON'T FORGET TO LIKE, COMMENT AND SUBSCRIBE!!! JOIN WALAAL GANG ❤️ FOLLOW MY SOCIALS!!! Insta: @fartushh Snapchat: @fartushh
  • 331K subscribers,
  • 586 videos
Views/7days27,178
Like/Views8.2%
Last Updated18 days ago

Dr. Cabdiqani Qardaawi

Minneapolis Public Schools. Candidate of Doctor of Education Leadership. PhD of islamic studies. Master of Educational Leadership. Master of Islamic Studies. Bachelor of Business Management Bachelor of Science of Hadith Certificate of International Law in Action: Investigating and Prosecuting International Crimes Certificate of Federalism and Decentralization Certificate of International Organizations Management Certificate of Global Diplomacy: The United Nations in the World Certificate of Global Diplomacy: Diplomacy in Modern World Author of What Teachers Need to Know about Somali Students. read it from this link http://www.qardhaawi.com/FinalAbdighaniAliActionResearch04072012.doc
  • 20K subscribers,
  • 741 videos
Like/Views2.3%
Last Updated4 months ago

Eegmada

Hi 👋 I'm Eegmada, a Video creator. With years of experience in content creation and digital tools, I am passionate about using my creativity and expertise to produce engaging and informative content that resonates with my audience. Whether I am writing blog posts or creating videos, my goal is to provide value to my followers and help them achieve their goals. Copyright © eegmada™ 2024
  • 152K subscribers,
  • 69 videos
Views/7days30,970
Like/Views2.3%
Last Updated2 months ago

Wehelka Nolosha

Wehelka Nolashu waa page idiin soogudbiya isxasuusinta rabi iyo xasanaadka Diinteena islaamka iyo Sunada Nabigeena sidaa daradeed walaal like iyo subscribe hanaga ilaawin insha Allah nagu soobiir xaqana alle hayna wafajiyo dhamaanteen. nagalasoo xiriir watsapp:+251928097773/+252657648920 Facebook: Wehelka Nolosha Instagram:Wehelka_nolosha
  • 31K subscribers,
  • 44 videos
Like/Views1.4%
Last Updated6 months ago

Khayr doone

Halkan waxaad ka helaysaa waxkasta oo waanaag ah
  • 43K subscribers,
  • 273 videos
Views/7days102
Like/Views2.5%
Last Updated2 months ago

FAM TV

WAA CHANNELKA RASMIGA MADAXWEEYNAHA MAJAAJILADA SOMAALIDA EE SHUTTER BIDAARE IYO KOOXDIISA. BASED ON EVENTS AND ALL ROUND ENTERTAINMENT AND INFOTAINMENT. HALKANI KAGA BOGO MUUQAALA MAJAAJILA IYO MADADAALA DHAMEEYSTIRAN SITA. KU XIDHNOOW OO KU TAXNOOW RIWAAYADAHA IYO AFLAANTA SHUTTER BIDAARE IYO KOOXDIISA. Now let’s get entertained. For business inquiries call us through +254707148158
  • 483K subscribers,
  • 674 videos
Views/7days85,502
Like/Views4.2%
Last Updated3 days ago

DURUUS MEDIA

Duruus Media Kala Soco Qisooyinka, Wacdi iyo Baraarujin, Xikmadaha , Dhacdooyinka iyo Tariikhaha , Fariimo Jaceyl, Sugaanta Iyo Dhaqanka, Cafimaadka, Arimaha Bulshada, Cilmiga Smartphone ka iyo Computerka, Talooyin iyo Waano, iwm Muqaalo Tayo Sare Leh Oo Jogta ah Kala Soco Fadlan Dhaha Channel ka Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Fariimaha iyo Talooyinka Nogu Sodira : Email : mcycadaad@gmail.com WhatsApp : +252907760165
  • 72K subscribers,
  • 814 videos
Like/Views6.1%
Last Updated9 months ago

Madxafka Diinta

walal nagala so xarir emailka : mentorajk792@gmail.com
  • 28K subscribers,
  • 140 videos
Views/7days3,201
Like/Views1.7%
Last Updateda month ago

Sir Fathi

Ku raaxayso muuqaal walba, kobcina garaadkaaga🧠 adiga oo naga guntanaya macluumaadka cuddoon ee aanu kuugu soo tabinayno Bartan🫵😃 Nagu soo biir adiga oo Subscribe✅ taabanaya, gambaleelkana🔔 ha illaabin si uu ku soo gaadho muuqaal walba oo aanu soo galinnaa. Mahadsanid😉
  • 102K subscribers,
  • 142 videos
Like/Views13.9%
Last Updated2 months ago

Baabu Cilmi

Waano iyo tallo
  • 94K subscribers,
  • 849 videos
Views/7days3,838
Like/Views7.8%
Last Updated7 days ago

Suldaan Media

Asc. Waa Siyaad oo indinku soo dhawaynaayaa Suldaan media oo ah channel idiin soo gudbiya mawduucyo wacyigalin iyo baraarujin u badan. Waxanu mar walba ku dedaalynaa inanu soo gudbino muuqaalo xul ah oo aad looga soo shaqeeyey wakhtina lagu bixiyey in muhiimada lagu soo koobo. Saacadaha aanu soo gudbino muuqalada waxay kala yihiin 8.00PM/01.30pm/05.30pm waa saacada bariga africa inta badan muuqalada waxanu soo galinaa usbuucii 2 ilaa 3 jeer. Hadafka anu leenahay waa inanu kor u qaadno wacyiga bulshada nagu xidhan anagoo mar walba ku dedaali doona inaanu soo gudbnimo mawduucyo lasoo xulay oo ku aadan xaalada taagan sidoo kale aad looga shaqeeyey farsamo ahaan. Mustaqbalka waxan rajo ka qabna inanu soo kordhin doono barnaamijyo kale oo xiiso badan oo dadka anfaci doona. Ugu Danbayn Waxan u naqaynaa bulsho waynta nagu xidhan meel walbo oo ay caalmaka ka joogaan. Ciwaanka aad nagala soo xidhiidhi kartaan: alhaajiahmet@yahoo.com
  • 324K subscribers,
  • 196 videos
Views/7days4,394
Like/Views2.7%
Last Updated8 days ago

Abdiwali Khalif

Wanaag Faafi ama Waxbo. Abdiwali Khalif
  • 100K subscribers,
  • 136 videos
Views/7days12,833
Like/Views7.4%
Last Updated3 months ago

Xayaat Media

Welcome to Xayaat Media, Kusoo dhawow channelka Xayaat Media oo aad mar walba ka heli doonto muxaadirooyin wacdi iyo waano Dhiirigilin Qisooyin xikmado dini qiimo badan oo wax badan aad kaga faaidi doonto insha allah. waxan kaa codsanayaa inaad nagu soobiirto oo aad subscribe dhahdo channelka mahadsanid Xayaat Media
  • 25K subscribers,
  • 135 videos
Like/Views2.1%
Last Updated4 months ago

Zhajaara

بسم الله الرحمن الرحيم ٱلۡحَمۡدُ لِلَّهِ رَبِّ ٱلۡعَٰلَمِينَ (2) ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ (3) مَٰلِكِ يَوۡمِ ٱلدِّينِ (4) إِيَّاكَ نَعۡبُدُ وَإِيَّاكَ نَسۡتَعِينُ (5) ٱهۡدِنَا ٱلصِّرَٰطَ ٱلۡمُسۡتَقِيمَ (6) صِرَٰطَ ٱلَّذِينَ أَنۡعَمۡتَ عَلَيۡهِمۡ غَيۡرِ ٱلۡمَغۡضُوبِ عَلَيۡهِمۡ وَلَا ٱلضَّآلِّينَ (7) Islamic vedio Quran shorts القرآن الكريم القرآن الكريم
  • 55K subscribers,
  • 506 videos
Views/7days378
Like/Views3.8%
Last Updated6 days ago