Subscribers
10K-50K50K-100K100K-200K200K-500K500K-1M1M+2M+
-
Views/7days
10K+50K+100K+200K+500K+1M+
-
Super Chat
$5,000+$10,000+$50,000+
-
Live Viewers
1K+3K+5K+10K+20K+30K+
-
Last promotion
Past 7 daysPast 15 daysPast 30 daysPast 180 daysBefore past 30 days
Country
United StatesSouth KoreaJapanTaiwanIndonesiaViet NamIndia
Relevance

MA OGNAHAY

Kanaalka "MA OGNAHAY" waxaa gacanta ku haya "Khadar Johar" wuxuuna sootabiyaa 1: Doodaha caalamiga ah ee udhexeeya muslimiinta, kiristanka, hinduuga, Mulxidiinta iyo Dadka diimaha kale haysta 2: khudbadaha Academic ga ah ee jaamacadaha iyo fagaarayaasha laga jeediyo 3: Documentaries Af-soomaali ah MA OGNAHAY wuxuu kaloo soo tabiyaa Barnaamijyo ay kamid yihiin 1: Siirada Nabi muxammad (scw) Bilawgii ilaa dhamaadka oo si fiican u faahfaahsan 2: Falanqaynta taariikhda islaamka My Gmail: Khadarjohar@gmail.com
  • 132K subscribers,
  • 540 videos
Views/7days2,165
Like/Views6.7%
Last Updated14 days ago

Abdullahi Akanuu

Hello every one and welcome to Somalia’s Craziest Youtube Channel my name is Abdullahi Akanuu I mainly Publish Challenges,Vlogs, Social Expeeriment and Pranks If you didn't subscribe to my channel just try to subscribe this channel and join to our beautiful family thanks. you can also follow me on: Facebook page:https://www.facebook.com/Akanuu1 instagram:https://www.instagram.com/abdullahi_akanuu1/ Tiktok:akanuu1 snapchat:akanuu619 For sponsorship, advertising and cooperation:akantechnology69@gmail.com
  • 299K subscribers,
  • 302 videos
Views/7days28,926
Like/Views7.1%
Last Updated4 days ago

Oraahda maanta

Kusoo dhawaada channalkeena nagusoo biir si ay dhiiri galin noogu noqoto waxaad naga sugtaanba waa muuqaalo qurux badan
  • 45K subscribers,
  • 219 videos
Views/7days5,225
Like/Views4.2%
Last Updated15 days ago

Riyaduljannah TV

asc all walaalaha muslim ka ah salaan ka dib waxaan u aasaasnay channel kan la magac baxay riyaaduljanah channel in aan ugu soo gud bino dadka jecel nabigeena nnkh muxaadarooyinka baraarujinta ama ka feejignaanta bidcada urtay waxaana isku ognahay alle kacabsi iyo maxabada rasuulkeena nnkh
  • 50K subscribers,
  • 30 videos
Like/Views0.9%
Last Updated5 years ago

ILYAAS DURGUF

Asc Axaabta , Dhamaanteen waxaan ognahay inaysan jirin wax qarsoodi ah oo ku saabsan hal abuur. Lkin tijaabo yar aan qaadno waxaad si karsooni leh u saartaa subscrab mahadsanid.
  • 1.4K subscribers,
  • 0 videos

BARO DIINTAADA SI SAXA

Janaalkan waxaadka heli doontaa barnamijyo kala duwan sida barnamijyo afsomali kutarjuman kutubo aynu aqrindoono Iyo waxyaaba kaloo muhim ah oon ilahey hortiisa aanla is taagi karno Mahasanidiin
  • 11K subscribers,
  • 0 videos

Ma ognahay

Ku soo dhawow Channel-kayga Halkan waxad kala socon doonta barnaamijyo oo Ku saabsan... ● Technolojiyada Caalamka Nooc Kasta Ooy tahay ●Siraha Caalamka Ka jira Kuwa Muuqda Iyo Kuwa Qarsoonba ●Farsamooyinka Casriga Ah ee Tiknoolajiyada Sida . Mobilada Laptopkska Iyo cmputerada .. ●Tutorial oo la Macno Ah Hagida Farsamoyinka Wax ka Badalka Technolojiyada ▪︎Si aan Idinku Soo Gudbino Muuqalo Xiiso Leh Fadlan .. Subscribe Noo saar ..mahadsanidiin
  • 2.3K subscribers,
  • 0 videos