About 64 channels for "muuqaal cusub"

Searched among 17,420,657 Youtube Channels in global.
Subscribers
10K-50K50K-100K100K-200K200K-500K500K-1M1M+2M+
-
Views/7days
10K+50K+100K+200K+500K+1M+
-
Super Chat
$5,000+$10,000+$50,000+
-
Live Viewers
1K+3K+5K+10K+20K+30K+
-
Last promotion
Past 7 daysPast 15 daysPast 30 daysPast 180 daysBefore past 30 days
Country
United StatesSouth KoreaJapanTaiwanIndonesiaViet NamIndia
Relevance

Osmaan Xidig

WAXAA SOO SOCDA MUUQAAL CUSUB SUBSCRIBE SAARO SI UU KU DHAAFIN🤣😹
  • 213K subscribers,
  • 562 videos
Views/7days25,673
Like/Views5.7%
Last Updated4 days ago

Kaafi Studío

Please Subscribe Iisaar🛑 Kaafi Studio is one of Somali content creators That Produces Somali Songs, Films, Wedding Highlights, Documentary and More Content Creation Services. استوديو كافي هو أحد منشئي المحتوى الصوماليين الذين ينتجون أغانٍ صومالية ، أفلام ، لقطات زفاف ، أفلام وثائقية والمزيد من خدمات إنشاء المحتوى ، Kaafi Studio waa mid ka mid ah hal-abuura Yasha Somaliyeed Kaas oo Soosaara Muuqaalada, Heesaha, Aflaanta, Arooska, Documentary-ga iyo Adeegyo kale oo quseeya muuqaal sameynta. Join in our social media Facebook : https://m.facebook.com/Kaafistudio/ Tiktok : https://www.tiktok.com/@kaafistudio Contact us Whatsup: +254797223750
  • 410K subscribers,
  • 972 videos
Views/7days29,190
Like/Views1.3%
Last Updated3 days ago

Yahye Hunter

ku soo dhawaaw channel kayga yahye hunter waxaaana ka daawan dooonta muqaalo kala duwan fadlan subscribe saaar gambaleel kana furo si aad ula socoto muuqaal walpo oo aan soo galiyo mahadsanid. contacts ; ;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;; instagram ; hunterda_official snapchat ; yayavic1 facebook; yahye mumin wardere
  • 757K subscribers,
  • 1K videos
Views/7days73,310
Like/Views7.1%
Last Updated5 days ago

BALBALARKA OFFICIAL

Plz subscribe my channel wax walpo aad u baahantahiin halkaa ayaat ka heleysiin Facebook Fartuun Balbalaarka Snapchat Fartuunbalbark Instagram Balbarkaofficial
  • 229K subscribers,
  • 303 videos
Views/7days13,603
Like/Views4.7%
Last Updated24 days ago

Sir Fathi

Ku raaxayso muuqaal walba, kobcina garaadkaaga🧠 adiga oo naga guntanaya macluumaadka cuddoon ee aanu kuugu soo tabinayno Bartan🫵😃 Nagu soo biir adiga oo Subscribe✅ taabanaya, gambaleelkana🔔 ha illaabin si uu ku soo gaadho muuqaal walba oo aanu soo galinnaa. Mahadsanid😉
  • 102K subscribers,
  • 142 videos
Like/Views13.9%
Last Updated2 months ago
Like/Views3.3%
Last Updated9 months ago

Jiilsom

"Graphic designer || web design || Digital Marketing agency & online training center & etc." channelkan waxaan u abuurnay in aan bulshada soomaaliyeed la wadaagno aqoon ku saabsan internetka iyo aaladaha lagu isticmaalo. waxaana si maalinle ah uga heli kartaa update ka cusub ee technology iyo aaladaha lagu isticmaalo, sida mobile, computer, saacadaha iyo IWM Wixii soo cabasho ama soo jeedin an nagula wadaag Gmail hoos ku xusan
  • 45K subscribers,
  • 84 videos
Views/7days1,258
Like/Views5.8%
Last Updated17 days ago

Murtimaal show

“we upload new video everyday about men’s fashion, lifestyle, vlogs, entertainment , tips and More! ✍️ If you are new here join the family by subscribing! #Somali Youtuber 7/4 And More ....... “Waxaan Soo Galiyaa Muuqaal Cusub Maalin Walba insha alah -Waxaan kaaga mahad Celinaya Boqashadada 💯
  • 97K subscribers,
  • 278 videos
Like/Views5.1%
Last Updated5 months ago

NASASHO

ASALAMU CALAYKUM Ku soo dhawow channelka NASASHO waa kanaal u taagan fidinta dacwada iyo kheyrka, waxaad ka helaysaa muxaadarooyin, qisooyin iyo xikmadooyin diini. Waxaan soo gudbin doonaa insha allah muxaadarooyinka dhiirigillinta u ah dhalinyaradeena soomaaliyeed, kuwaasi oo ay jeediyeen culumada soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, waxan diyaar u nahay ka shaqeenta arimaha dacwada, kheyrka iyo wanaagga. Hadii aad nagu cusub tahay fadlan subscribe dheh gambaleelkana furo si aad u hesho muuqaal walba oo aan so gelino. Sidoo kale nagala soco baraha bulashada an ku leenahay ee kala ah Www.facebook.com/nasash0 Www.instagram.com/m_nasasho Www.tiktok.com/nasasho
  • 77K subscribers,
  • 153 videos
Like/Views2%
Last Updated10 months ago

Somali social media

Asc saaxibaayal kusoo dhawaada channelka somali social media waxaan aad ugu faraxsanahay inaad kamid tahay dadka igu xidhan waxaad si joogto ah halkan uga heli doontaa hadii eebe idmo musalsalo xiiso leh iyo qaraaxooyin fadlan waxaan kaa codsanayaa inaad subscribe dhahdid channelka sidoo kale muuqaalkana like saar mahadsanid
  • 41K subscribers,
  • 149 videos
Views/7days10,841
Like/Views1.5%
Last Updateda month ago

Wadaninews

  • 30K subscribers,
  • 5.2K videos
Views/7days117
Like/Views1%
Last Updated3 months ago

Waddani Productions

Waa shabakad ka shaqeysa Horumarinta Dacwada Islaamka iyo faafinteeda iyada oo la jaan qaadeysa casrigani cusub ee Social Mediaha. Adeegyada ay kuu qabaneysana waxaa ka mid ah: 1-MUUQAALADA : DUUBIS & QURXIN Waxaan kuu duubeynaa muuqaalo tayadoodu sareyso inagoo muuqaalo kaaga sameeneyna muxaadaraadka, xafladaha, shirarka iwm. 2-CODADKA : DUUBIS IYO HABEYN Waxaan si fasiix ah kuugu duubeynaa codadka sida:Quraanka, Anaashiida, Muxaadaraadka, Gabayada iwm. 3-SAWIRADA : QAADIS & QURXIN Waxaan kaa qaadeynaa sawiro tayo sareeysa iyo soo jiidasho leh innaga oo kaaga qaadeyna goobta aad rabto. 4- NASHQADAHA : SAMEEN & CUSBOONEYSIIN. Waxaan kuu sameyneynaa nashqadaha sida: Logoyinka, Boorarka, shahaadooyinka, Kaararka ganacsiga iwm. 4-XAYEYSIISKA : MUUQAAL XAYEYSIIS AH. Waxaan kuu duubeynaa muuqaalo xayeysiis ah waxaana kuugu xayeysiineynaa ganacsigaaga Baraha Bulshada si aad u hesho macaamiil.  KALA XARIIR: Number:+252616797806 GOOBTA:Mogadishu, Banadir ,Howl-wadaag, Bakaaro.
  • 25K subscribers,
  • 64 videos
Views/7days718
Like/Views2.1%
Last Updated2 months ago

Faysal Shaik

Sxbyaal, halkaan waxaan idin kugusoo gudbinayaa dhamaan waxaan la kulmayo inta aan ku jiro Safarka Baiskiilka Nairobi ilaa Djibouti. Imika waxaan ku safrayaa baiskiil, Nairobi ilaa Djibouti. Wixii talo iyo xiriir ah, igalasoo xiriir email ka; Faysalf872@gmail.com Ama WhatsApp ka numberadaan; +2547 26 313 481 +252 657811465 Currently cycling Horn of Africa. Cycling from Nairobi to Djibouti. I will be uploading my experiences on this channel. For inquiries hit me up on my email; Faysalf872@gmail.com Or Official Whatsapp numbers; 📞💵 +254726 313 481 +252 657811465
  • 25K subscribers,
  • 79 videos
Views/7days27,086
Like/Views4.9%
Last Updated15 days ago

AWOOWE MEDIA PRODUCTION

AWOOWE MEDIA: WUXUU DIIRADDA SAARAA WAR-GELINTA,WAXBARIDDA, MADADAALADA IYO DHIIRRA-GELINTA. Waad ku mahadsantahay inaad nagu soo biirto.
  • 33K subscribers,
  • 34 videos
Like/Views1.2%
Last Updateda year ago

Duca Media

Kusoo Dhawoow Duca Media 🤲🎶 Duca Media wa channel Loogu tala galay kor u qaadida diinta Islaamka iyo Soo gudbinta ducooyin aakhiro iyo Aduunyaba kuanfacayo. Barnaamijada aan ka shaqeyni doona . 1.soo gudbinta ducooyin cajib ah,sida mucjisoyinka laga arkay saliga nabiga scw ❣️💯 2.soo gudbinta muxaadaroyin Culimada Soomaaliyeed. 3.soo gudbinta Arimaha caafimaadka 4.soo gudbinta Arimaha qoyska iyo lamaanaha,korista caruurta 👪👩‍❤️‍👨 Haddii aad nagu Cusub tahay fadlan subscribe saar channelka,si Aad u noqota Qofka ugu horeeya ee kaafaideysto InshaAllah fadlan nagaarsii 1000k subscribe Qeyrka nagu tageer.mahadsanid! SUBSCRIBE _SHARE_ LIKE AND COMMENTS! F.G. kala soco maalin waliba iyo muuqaal cusub kuanfacayo ☑️ Nagala so xidhiidha ✔️ Facebook page _:https://www.facebook.com/Duca media.com. ✔️ TikTok 🎶tiktok.com/@ducamedia
  • 3K subscribers,
  • 0 videos

ALqirbi 📒🖍️

(fariin khair : Isniin iyo Khamiis kasta, muuqaal YouTube ah insha allha 7:30 pm.)fallow me dhawoow channelka YouTube ka Al qirbi 📒🖊️Waxaan ku dadaaleynaa inaan bixino nuxur diimeed qiimo sare leh oo kaa caawinaaya inaad fahamto mabaadi’da iyo fikradaha diinta oo aad ku dabaqdo nolol maalmeedkaaga hadafkeygu waa inaan bixino awood leh oo dhiirigalin le oo aqoonta ruuxiga ah iyo fikirka 1. Tafsiirka quraanka kariimka 2. ⁠sharaxaada sunnada nabiga 3. ⁠Duruusta waxbarashada iyo akhlaaqda 4. ⁠muxaadiro diini ah 5. ⁠Taarikhda islaamka iyo xadaarada islaamka 6. ⁠FAQ 7. ⁠mililicsi iyo muqaallo gaagaaban Xasuusnow in kanaalka uusan ujeedadiisu ahayn inuu kor uqaado xiriir gaar ah oo Hada jira ama garaadka laakiin wuxuu doonayaaa inuuu bixiyo aqoonta diinta guud ahaan iyo kor uqaadista fahamka iyo dulqaadka shaqsiyaadka dhexdooda Waxaan soodhaweyneynaa qof kasta oo ka soo jeeda asal diimeedyo kala duwan waxaanan aaminsanahay muhiimada nabad kuwada noolaanshada iyo is ixtiraamka
  • 2.5K subscribers,
  • 0 videos

Aqoon maal show

Asc saaxiibayaal waad ku mahadsan tahay booqashadaada fadlan channelka subscribe saar muuqaalkana like garee Welcome to our channel! We aim to bring you the most engaging and entertaining content across various categories. We have something for everyone - from lifestyle and travel vlogs, DIY tutorials, gaming walkthroughs, cooking recipes, technology updates, to product reviews. We hope to inspire, educate, and spark curiosity through our diverse and dynamic content. Be sure to subscribe and hit the bell icon to never miss an update from us. Your support helps us to keep creating high-quality videos and improve our channel. Enjoy the journey with us and let’s connect with each other through the power of online storytelling! Where we celebrate the hilarious moments in life! Get ready to have a good laugh as we bring you the funniest videos from unexpected fails to relatable situations, we guarantee to make you smile. Life is funny, and we're here to prove it to you.
  • 1.5K subscribers,
  • 187 videos
Views/7days17
Like/Views10.7%
Last Updated14 days ago

Ahmed saki

✓•𝖬𝗂𝗁𝗂𝗂𝗆𝖺𝖽𝖺 𝗆𝗎𝗎𝗊𝖺𝖺𝗅𝖺𝖽𝖾𝗒𝖽𝗎 𝗐𝖺𝖺 𝗄𝖺𝗅𝗂𝗒𝖺 𝗂𝗇 𝗅𝖺𝗀𝖺 𝖿𝖺𝖺'𝗂𝖽𝗈 𝗑𝗈𝗀 𝘢𝘮𝘢 𝗪𝗮𝘅 𝘁𝗮𝘆𝗲𝘆𝘀𝗮𝗻 𝗅𝖺 𝖽𝖺𝖺𝗐𝖺𝗇 𝗄𝖺𝗋𝗈 𝗪𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗹𝗮𝗴𝗮 𝗳𝗮𝗮'𝗶𝗱𝗶 𝗸𝗮𝗿𝗼 📚🩶 ✓• 𝖲𝗂𝖽𝖺 𝗎𝗎𝗌𝖺𝗇 𝖼𝗁𝖺𝗇𝗇𝖾𝗅𝗄𝗎 𝗎 l̶a̶h̶a̶y̶n̶ 𝗆𝖺𝗀𝖺𝖼 𝗎 𝗄𝖺𝗅𝗂 𝖺𝗁 𝗐𝖺𝗑𝖺 𝗎𝗎 𝗌𝗈𝗈 G͎u͎d͎b͎i͎n͎a͎a͎y͎o͎ 𝘈𝗒𝗎𝗎𝗌𝖺𝗇 𝖼𝗁𝖺𝗇𝗇𝖾𝗅𝗄𝗎 𝗀𝖺𝖺𝗋 𝗎 𝖺𝗁𝖺𝗒𝗇. »| 𝖬𝖺𝗀𝖺𝖼𝖺 : 𝗔𝗵𝗺𝗲𝗱 𝘇𝗮𝗸𝗶 💻📑 »| 𝖲, 𝖦𝗎𝖽𝖻𝗂𝗒𝖺: 𝖬𝗎𝗎𝗊𝖺𝖺𝗅𝗈 𝘁𝗮𝘆𝗼 𝗹𝗲𝗵👤
  • 1.6K subscribers,
  • 0 videos

Harri t9

Welcome_to_my_chennal_please_subscribe_if_you_are_new_here_😍
  • 1.2K subscribers,
  • 0 videos