Subscribers
10K-50K50K-100K100K-200K200K-500K500K-1M1M+2M+
-
Views/7days
10K+50K+100K+200K+500K+1M+
-
Super Chat
$5,000+$10,000+$50,000+
-
Live Viewers
1K+3K+5K+10K+20K+30K+
-
Last promotion
Past 7 daysPast 15 daysPast 30 daysPast 180 daysBefore past 30 days
Country
United StatesSouth KoreaJapanTaiwanIndonesiaViet NamIndia
Relevance

BANDHIGGA DOODAHA

Kusoo Dhawoow Bandhigga Doodaha, Halkaan waxaan ku Falanqeyn doonaa Siyaasadda Dibadda, Gudaha iyo Arrimaha Sirdoonka, Mahadsanid Fadlan nagu soo biir (Subscribe)
  • 47K subscribers,
  • 64 videos
Like/Views1.4%
Last Updated3 months ago

MA OGNAHAY

Kanaalka "MA OGNAHAY" waxaa gacanta ku haya "Khadar Johar" wuxuuna sootabiyaa 1: Doodaha caalamiga ah ee udhexeeya muslimiinta, kiristanka, hinduuga, Mulxidiinta iyo Dadka diimaha kale haysta 2: khudbadaha Academic ga ah ee jaamacadaha iyo fagaarayaasha laga jeediyo 3: Documentaries Af-soomaali ah MA OGNAHAY wuxuu kaloo soo tabiyaa Barnaamijyo ay kamid yihiin 1: Siirada Nabi muxammad (scw) Bilawgii ilaa dhamaadka oo si fiican u faahfaahsan 2: Falanqaynta taariikhda islaamka My Gmail: Khadarjohar@gmail.com
  • 133K subscribers,
  • 541 videos
Views/7days2,991
Like/Views6.6%
Last Updated20 days ago

SOM DIGITAL MEDIA

SOM DIGITAL MEDIA Waa Channel ku baxa Af-Soomaali wax yaalaha aan idiin soo gudbin doono waa barnaamij xiiso leh iyo doodaha diiniga ah oo lagu turjumay Af-Soomaali FADLAN SUBSCRIBE CHANNEL KA SI AAD U HESHAAN MUUQAALADII UGU DAMBEEYAY ▨ Subscribe to: SOM DIGITAL MEDIA https://www.youtube.com/somdigitalmedia ▨ Like Page On https://www.facebook.com/somdigitalmedia1 ▨ Follow Us On https://twitter.com/SOMDIGITALMEDI1 ▨ Follow Us On https://instagram/SOM DIGITAL MEDIA ▨SOM DIGITAL MEDIA Waxay Maalin walba soo Galisaa | Barnaamijyo | Muxaadaraad Diini Ah | Cartoons | wararka caalamka | Dr. Zakir Naik Af-somali | Dhiiregelino KINDLY SUBSCRIBE OUR CHANNEL IN ORDER TO GET THE LATEST PROGRAMMES THANK YOU FOR YOUR ACCEPTANCE
  • 65K subscribers,
  • 44 videos
Like/Views3.1%
Last Updated2 months ago

Xuseen Siciid

بسم الله الرحمن الرحيم Kanaalka Xuseen siciid ku soo dhowow walaal, subscribe saaro ,gambaleelkana waxaad ka heli doontaantaa ■ Kutub ■ Gabayo ,Maansooyin ■ ENGLISH VOCABULARY ■ Doodaha culimada
  • 1.8K subscribers,
  • 0 videos

Live Transfer Update

" Live Transfer Update" waa kanaal YouTube OO aad Ka heli News kii Ugu dambeeyay ee sports ka oo dhan ka si aad u hesho hadaladii ugu dambeeyay, aragtiyaha, iyo cusboonaysiinta wararka ciyaaraha, oo si gaar ah diiradda loogu saaro cusboonaysiinta wareejinta. Nagu soo biir SUBSCRIBE Dheh chanelka , si Aad uga Qeyb gasho doodaha xiisaha leh, iyo nuxurka xiisaha leh ee kaa dhigi doona safka hore ee dhammaan wararka ciyaaraha. : #LiveTransferUpdate #TalkSportsNews #Cusbooneysiin #YouTubeChannel #Insights #Wararka #Wararka #SportsFalanqeynta #LiveBroadcast. boodhka #Isbadalka Ciyaaraha #Ciyaaraha Cusbooneysiinta #SportsTalkShow #SportsChannel #SportsCommunity #Taageerayaasha Isboortiga #SportsHighlights # Dhacdooyinka Ci#AthleteTransfers #Sporting Scoop #Cusbooneysiin Isboorti #SportingBuzz #Sporting Muujinta #Sports Analysis Show SportsRumorsMill #SportsNetwork #SportsPundits #SportsCusboonaysiinta Show #SportsNewsFeed #Sports Saamaynta #SportsTwitterFeed #SportsMedia.
  • 1.1K subscribers,
  • 0 videos

MTV Somali Channel

Welcome to MTV Somali Channel | All Somali-English speaking News|Analysis & commentary channel| History|Culture|Tech News|Sports|Top 5 to Buy 2023 MTV Somali Channel also provides how-to-do online training videos. MTV Somali Kanaal wa kanaal guud oo ku hadlo ingiriis iyo Af Soomali oo diiradda saaraya falanqaynta iyo doodaha siyaasadeed, bulsho iyo taariikh. MTV Somali Channel wuxuu kaloo bixiyaa sida loo sameeyo fiidiyowyada tababarka ee internetka.
  • 1.1K subscribers,
  • 0 videos

Karbaash Group

Waa Warbaahin Doodaha Shacabka,Fikahada kala duwan,wararkii ugu dambeyay siyaasada somalia.somaliland,puntland,jubaland,koonfur galbeeed,galmudug.hrshabeelle,ssc khaatumo.
  • 86K subscribers,
  • 67 videos
Views/7days10,943
Like/Views10%
Last Updated2 months ago

Mohamed Hussein

Fanka iyo Sugaanta,Heesaha,Sheekooyinka,Qosolka,Madadaalada,Wararka,Barnaamijyada,Doodaha
  • 10K subscribers,
  • 0 videos

wardoon tv

"Ku soo dhawaada wardoontv, waa meesha aad kala socon kartid falanqaynta iyo doodaha ku saabsan siyaasadda, maamulka iyo arrimaha masiiriga ah ee qaabeeya adduunkeena Hadii aad tahay qof xiiseeya siyaasada ama aad baahan tahay in aad wax ka ogaato xogaha bulshooyinkeena, hadda isdiiwaangeli oo la soco.
  • 1.8K subscribers,
  • 0 videos

Kalfadhi

Ku soo dhawoow bogga YouTube-ka ee Kalfadhi oo ah madal warbaahin oo madaxbannaan oo tebineysa arrimaha baarlamaanka iyo dowlad-wanaagga. Waxaad ka daawan kartaa kulamada, doodaha iyo shirarka Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah. Ujeedkeennu waa in aan abuurno baraarug bulsho, dadkuna ay fahmaan shaqada hay'adaha dowladda, xuquuqda ay ku leeyihiin iyo waajibka ka saaran ilaalinta danta guud iyo qarannimada.
  • 2.1K subscribers,
  • 0 videos